Nala Xidhiidh

Ma tahriibaysa? Laso hadal khibradlayaasheena si aad uu heshid talo.

Ma qabtaa su’aal tahriib la xidhiidha? Ma doonaysaa in aad wax badan ka ogaato khatarta ama baddelka? Wac la taliyayaashayada wadaniga ah oo ku siin kara xogaha tahriibka kaana caawin kara jawaabta su’aal kasta oo aad qabto. Dhammaan wadahadalladu waa kuwa lagu kalsoon yahay oo sir ah. Qiimaha wicitaankuna waa mid wadani ah.