Todob dal oo Yurub ah ayaa ugu sarreeya Waddamada ugu liita qaabilaada qaxootiga.

Sannadkii 2019, todoba dal oo Yurub ku yaalla ayaa qayb ka noqday toban waddan oo loo aqoonsaday in ay yihiin kuwa ugu yar...
Learn More

Qorshaha cusub ee tahriibka Yurub “waxa uu isku dheelli-tira masuuliyadda iyo midnimada”

Midowga Yurub waxa uu qorshaynayaa in uu meel mariyo nidaam cusub oo ka dhaxeeya waddamada xubnaha ka ah kaasi oo ku aaddan...
Learn More

Qaramada Midoobay ayaa Yurub ka codsatay in la dejiyo tahriibayaasha la soo badbaadiyay

Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR iyo Hay’adda Caalamagi ah ee Socdaalka (IOM) ayaa ka codsaday madaxda waddamada qaaradda Yur...
Learn More

Giriigga: Kumannaan tahriibayaal ah ayaa ku guryo-beelay kaddib markii dab baabi’iyay xerada Moria.

Gebi ahaan 13,000 oo tahriibayaal ah ayaa hadda hoy la’aan ah kaddib markii dab si xawli ah ku socdaa uu baabi’iyay xerada tah...
Learn More

Talyaanigu waxa uu dib u bilaabay masaafurinta tahriibayaasha sharci darrada ah oo uu ku celinayo Tuniisiya

Laga bilaabo badhtamihii bishii August waxaa uu Talyaanigu dib u cusboonaysiiyay masaafurinta qaxootiga sharci darrada ah oo uu...
Learn More